Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
  • 763
  • 5 797 488

Відео

SHAADIYA IYO BALBALAARKA LABADA DAYUUS EE QABA NIMAN MA'AHAN!
Переглядів 14 тис.2 години тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
ASHRAF LAGA ROONE MIYAA??
Переглядів 5 тис.4 години тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
XUBI QAALI IYO DEEQ GEESOOD, LABADOODA YAA CUDURKA QABO?
Переглядів 6 тис.7 годин тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
HAFSA QUEEN IYO HANAD OO AAN WAXBA ISKU REEBAN, "NAAG BOOGA LEH NINNA GUURSANMAAYO"
Переглядів 9 тис.9 годин тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
DAGAALKA SAGAL SOMALI IYO SUCDI OO QABIIL ISKU BADALAYA, LISKUNA DHAMAAN RABO!
Переглядів 9 тис.16 годин тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
WIXII WADANKOODA KU BURBURIYEEN AYAY CAALAMKA LASOO GALEEN! TUUGANIMADAAN INTAAN LA'EG BAL ILA ARKA!
Переглядів 5 тис.19 годин тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
SAGAL SOMALI IYO SUCDI XAQIIQDA DHABTA AY ISKU DAGAALEEN WAATANAA! WAX LAQARINAAYO MAJIRTO!
Переглядів 42 тис.21 годину тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
NASRA ABTIDOON SAFARKAAN MALAYSIA MAXEEY ULA JEEDAY?
Переглядів 39 тис.День тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
CABDIXAAFID OO LAGA BURSADAY XAMAR, SI QURUX BADANA LOOGU SOO DHAWEEYAY GAROOWE GOBOLKA XURIYADA!!
Переглядів 8 тис.День тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
QUEEN HAFSA QABIIL KUMEEYSAN NICIN ABDIXAAFID EE XAQIIQDA WAATANAA?? HAWIYE IYO JAREER HOO JAWAABTA!
Переглядів 18 тис.День тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
DAHIR ALASOW GEBEDHA RAXAWEEN RAKAATO IYO HANDAD AYUU KU HEESTAA!! INDHAHA UGA CANDHUUFA!
Переглядів 6 тис.14 днів тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
STYL-KA XOOSHEY XANUUN AYAA KUSOO BOODAY, CAAFIMAADKA NALOOMA SIININ INAAN KU CAAYTANO!
Переглядів 7 тис.21 день тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
CAASHO, DAHIR ALASOW AYAY DABIIB KARAADISAY WAA WADA QALDAN!
Переглядів 7 тис.21 день тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
RASMI RAYS, QUEEN MUSTALIIFA & QAARKALOO BADANOO QASQASKA QURMAY QASAAYA KAANKARO YEEY IDINKU RIDIN!
Переглядів 12 тис.21 день тому
#dhaqaaqaaddhaxashidee
DHAQAN XUMAYAASHAAN YAA DHALAY? QIIMAHA IYO QURUXDA WAA XISHOODKA!!
Переглядів 6 тис.21 день тому
DHAQAN XUMAYAASHAAN YAA DHALAY? QIIMAHA IYO QURUXDA WAA XISHOODKA!!
FATUMA BURAANBUR CARUURTA LOOSOO CELIYAY, MAXAA KU KALIFAY INEEY BEEN KA SHEEGTO?!!
Переглядів 20 тис.21 день тому
FATUMA BURAANBUR CARUURTA LOOSOO CELIYAY, MAXAA KU KALIFAY INEEY BEEN KA SHEEGTO?!!
ADIGOO BADOW AH MARKAAD GABOOWDID WAA ISKA SIDAAN!! ANIGAA REER HEBEL AH MAXAA LAGA DHAXLAY
Переглядів 10 тис.28 днів тому
ADIGOO BADOW AH MARKAAD GABOOWDID WAA ISKA SIDAAN!! ANIGAA REER HEBEL AH MAXAA LAGA DHAXLAY
ASHA OO SHEEGTAY SIDA NINKA AJNABIGA UU U BAHDILO "OROD SOO QABEEYSO AYUU IGU DHAHAA"! YAAB BADANAA!
Переглядів 15 тис.Місяць тому
ASHA OO SHEEGTAY SIDA NINKA AJNABIGA UU U BAHDILO "OROD SOO QABEEYSO AYUU IGU DHAHAA"! YAAB BADANAA!
NINKI XAASKISA GUBAY SAYID CALI, HABARGIDIREEY SAS ISKU DHAAMA & CABAS SIRAJI ADEERKIIS AFKA FURTAY!
Переглядів 8 тис.Місяць тому
NINKI XAASKISA GUBAY SAYID CALI, HABARGIDIREEY SAS ISKU DHAAMA & CABAS SIRAJI ADEERKIIS AFKA FURTAY!
NINKII XAASKIISA GUBAY SAYID CALI DADKIISA OO XAWAADLLE XAL KARAADSADAY & C.C SHAKUUR OO AFKA FURTAY
Переглядів 21 тис.Місяць тому
NINKII XAASKIISA GUBAY SAYID CALI DADKIISA OO XAWAADLLE XAL KARAADSADAY & C.C SHAKUUR OO AFKA FURTAY
BAABA JEEY MUUQAALADIISA WAXAA LAYIRAAHDAA RAGE BAIT/RAGE BAITING! KAS IYO MAAG!
Переглядів 7 тис.Місяць тому
BAABA JEEY MUUQAALADIISA WAXAA LAYIRAAHDAA RAGE BAIT/RAGE BAITING! KAS IYO MAAG!
NAAGAHAAN NIMANKI SOMALIDA KAKALA CARARAY CIIL IYO CALOOL XUMO AYAY KU NOOL YIHIIN!!
Переглядів 10 тис.Місяць тому
NAAGAHAAN NIMANKI SOMALIDA KAKALA CARARAY CIIL IYO CALOOL XUMO AYAY KU NOOL YIHIIN!!
RAYAAN BAJAAJ XANUUN AY QARINEEYSA AYAA HAYA, NAAQISNIMANA WEEY DAREEMEEYSAA!!
Переглядів 28 тис.Місяць тому
RAYAAN BAJAAJ XANUUN AY QARINEEYSA AYAA HAYA, NAAQISNIMANA WEEY DAREEMEEYSAA!!
WHIZBI LACAG IGU JECLOOW NAAG TIRAY! | SAXAAF AADUU UGU DHEEREEYAA BEENTA SIDA LOO SAMEEYO!
Переглядів 9 тис.Місяць тому
WHIZBI LACAG IGU JECLOOW NAAG TIRAY! | SAXAAF AADUU UGU DHEEREEYAA BEENTA SIDA LOO SAMEEYO!
OGAANSHO HANBALYO! RUNTII WAA QOFKII UGU HOREEYAY 1MILYAN DAD AH SI XALAAL AH KU KASBADAY! OWGUURIYO
Переглядів 6 тис.Місяць тому
OGAANSHO HANBALYO! RUNTII WAA QOFKII UGU HOREEYAY 1MILYAN DAD AH SI XALAAL AH KU KASBADAY! OWGUURIYO
CK OO SAHRA KUYIRAY NAASAHA IIGA CAYAARSII, ANSHAX LA'AANTA TikTok-GA YAALO!
Переглядів 9 тис.Місяць тому
CK OO SAHRA KUYIRAY NAASAHA IIGA CAYAARSII, ANSHAX LA'AANTA TikTok-GA YAALO!
RIDHWAN ISSACK QISO MAAHAN "DALAQ DAM" WAA LEEYGA SHAQEEN WAAYAY TIRI! BADBAADO BEEJO XAYEEYSIINAYO!
Переглядів 18 тис.Місяць тому
RIDHWAN ISSACK QISO MAAHAN "DALAQ DAM" WAA LEEYGA SHAQEEN WAAYAY TIRI! BADBAADO BEEJO XAYEEYSIINAYO!
CAALIYA SHARIF MAXAAD KA FAAIDAA IIN U SAMEENTA HODAN ONLINE IYO NINKEEDA?
Переглядів 11 тис.Місяць тому
CAALIYA SHARIF MAXAAD KA FAAIDAA IIN U SAMEENTA HODAN ONLINE IYO NINKEEDA?
WAREEYSIGA HERERI IYO HANA BIIXI DHAEXMARAY, MAANDOORIYAHA QAMRIGA IYO XASHIISHKA INEEY CABTO SABAB?
Переглядів 8 тис.Місяць тому
WAREEYSIGA HERERI IYO HANA BIIXI DHAEXMARAY, MAANDOORIYAHA QAMRIGA IYO XASHIISHKA INEEY CABTO SABAB?

КОМЕНТАРІ

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 8 хвилин тому

    السلام ورحمة الله وبركاته allaah subxaanuhu watacalaaa markuu nabi muuse wuxuuw dhahay markaa allaaah fircoon utag kudheh hadl dibicsan adiga waad caaytantaaa aayada aad kubilaabeyso micnaheeda magaraneee subxaanalalaah adiga laftirkga allaah kabaq

  • @safiyaahmed6112
    @safiyaahmed6112 11 хвилин тому

    MaashA allaah tabaaraka llaah naciima afkaaga caano lagu qabey waa run wixii xun waain leyska qabtaa anaga waxaa nahay dad islaam ah mana aqbaleyno mana qaadaneyno wax xun waa inaan ka hadalnaa iskana qabanaa nimco horey u soco waan ku garab taaganahay mar walba

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 25 хвилин тому

    Ani waxaan ka yaabey markuu dhahey gabedh somali ma rabo waa walashey oo kale. OK haduu nin ku korey banaanka somalia laakiin nin xamer jooga 😮 shaki badan aan ka qabnaa ninkaas

  • @yawaayehee4125
    @yawaayehee4125 26 хвилин тому

    Waalidka lacagta ayaa ugu muhiimsan tarbiyada caruurta

  • @yawaayehee4125
    @yawaayehee4125 30 хвилин тому

    Masha Allah hada xiliga lagu jiro qof daalim ah macsi Ku jiro ayaa qof fiican laga dhigaa wa sheedaamo

  • @deqa868
    @deqa868 37 хвилин тому

    runtaa abaayo i like u❤

  • @hodan28
    @hodan28 Годину тому

    Jaskallhu khairan ❤

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 Годину тому

    Wax walba miyaad ka hadashaa isla xishooda quraana waad ku soo gashaa channel ka

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh Годину тому

    Mashaallaah illallahey haku barakeeyo runti oo qof ah❤❤❤❤❤❤

  • @jiijoshariif4532
    @jiijoshariif4532 2 години тому

    Abaayo naciimo hore usoco

  • @halimamussa-dl7td
    @halimamussa-dl7td 2 години тому

    Wa run danigu mafiicna

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 2 години тому

    Hhhhh sheegow goormuu mu'min saalix ah

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s 2 години тому

    Masha Allah xbbti workada waa sax

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 2 години тому

    Umadii nabi mohamed scw dheh maana owladii nabiga dadku maahane

  • @saidoali3611
    @saidoali3611 2 години тому

    Anoo ixtiraamaayo hooyadaan hadana somaliyaa horay u tirir qof walbo xaarkoow dhaloow xaayoow yiraah walidiintii masuuliyadii wey dhimuyeen caruurtii qaladka maka celiyaan hadana markii laxiro ama dadku kahadlo u yiraahdaan xaafid quraan ahlu salaad qofka.haduu salada ilaaliyo xumaanta ayadaaba ka reebto marka allah na hanuuniyo subxallah

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 2 години тому

    Hoyoy wilka isbadalkisa madaremeysid miyaaa subhana Allah

  • @faadumoabdinasirabdinasir1369
    @faadumoabdinasirabdinasir1369 2 години тому

    Alla gabadhaan run badanaa xaqa sheeg xataa haday kharaartahy hadii xaqa dadka dhan xaqiiq ka ahaan lahaa wllhy gabdhaan ayaa 1m iyo ka badan gaari lahayd lkn run xaq iyo cadaalad cid ma rabto wll guulayso..

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 3 години тому

    Waalidiinta ilmahooda hadi ay qabsan wayeey dowlada way ku saxsantahay in ay dhaqan xumada ku faafinayan dalkeyna qabtan qofwalba sidas sameynayo bulashada dhaxdeeda hala xiro. Waxaan dhihi lahay dowlada waalidka ha ganaxdo hadu ay ilmaha tarbiya fican siinin o ayago sidas ah bulshada dhaxdo kuso daadiyan

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 3 години тому

    Wcs masha Allah howsha aad bolshada u hayasid Allah ha kula garab galo Aamiin, shukran waa runtaa hool aad u culis aa taalo inshaa Allah ajir Allah ha kaa siiyo waqtiga Allah ha kuu barakeeyo Aamiin yaa rabi, Xaramka Kacbada ayaa la idinka soo duceeye adiga caailada Allah ha idin akhabalo Aamiin, waalidiin - teena Allah ha u naxariisto inta xanuusan Allah ha caafiyo Aamiin yaa rabi mahadsanid !

  • @hamdi9896
    @hamdi9896 3 години тому

    Wa runta kuwaaas dayusnimadoda wa saaid

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 3 години тому

    ❤❤❤❤

  • @NadiifoRaage-rt9ee
    @NadiifoRaage-rt9ee 3 години тому

    Ilhay hakubrakeeyo niciimooy xaqaadkahdasha

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 години тому

    Habo Naciima xaqa ku adin oo Naga qabo wax magaratada dhaqankii islaamka baabiyay

  • @RahmoAli-dp6to
    @RahmoAli-dp6to 4 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂

  • @tamaanabdimahamad2287
    @tamaanabdimahamad2287 4 години тому

    Salaan sare abaayo Horay u soco Qofkii babliga is keeno waa laga hadlayaa

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 години тому

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw meel kasta aad joogto alle kabaq

  • @user-pc4kk2cw6b
    @user-pc4kk2cw6b 4 години тому

    Waasax

  • @maleshad1
    @maleshad1 5 годин тому

    Jazakallah kheir

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 5 годин тому

    Koleey hadaa reer xalane soodeeynayaan haday runtahay😅😅😅

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 5 годин тому

    Subxaanallaah oo hooyada ma aragto miyaa wiilkeeda wuxuu sameeynaa

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 5 годин тому

    Adaaba hada caytamaya isma arke islaan la yaab markaad dadka wax usheegayso sifiican ula hadal😊

  • @user-yc3cy1in3f
    @user-yc3cy1in3f 5 годин тому

    Walaal waa Saxan tahay runta ilaahay ayaa kugu jecel

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 5 годин тому

    Wa dayuusiin labadaba nacimay facebook ku arkay labadoda la warejinayo.

  • @Helenebakers
    @Helenebakers 6 годин тому

    Adika ya ku baneyeh ina ceydid dadka. Inu ninkedu sida idhi adika markhati ilahey ma tahaye

  • @mukhtarosman4614
    @mukhtarosman4614 6 годин тому

    Waa Saax waalahi ❤❤❤❤❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 6 годин тому

    islaantan beenta ay ku hadleyso day asago la wareysanayo guri gooni deganah bu yiri mida kale ciidi 1000 doller ku shopin gareystay kulaha dhaqankiisa wiilkan ma fcna iney ka celisay ahay ka joog dhahdo lacagu ku dal dala hooyoyinkan lacaga u daran

  • @mukhtarosman4614
    @mukhtarosman4614 6 годин тому

    Saax waaye wall keep going Absolutely you’re right

  • @umumasaakiin5396
    @umumasaakiin5396 6 годин тому

    Maamo I agree with you million percent 💯💯💯💯💯💯 hada dadka hadiiba xumaanta jooji ladhoho waxaa laguleeyahay qofka qalbigiisa ilaali

  • @Cha.simannews
    @Cha.simannews 6 годин тому

    Waankuu taageera abaayo UA-cam cusub ayaan sameestay iisoo booqo waa mahadsantahay❤❤❤❤

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 7 годин тому

    Masha Allah wa Run ta Eebe haku dhowro ❤❤❤

  • @umuzainab2
    @umuzainab2 7 годин тому

    Salallahu casalam

  • @maxamedaadanxasan2106
    @maxamedaadanxasan2106 7 годин тому

    Waa saxantahay walaashey horey u soco guul

  • @canabahmedgesey61
    @canabahmedgesey61 8 годин тому

    👍🤲😘🫵🤲🫵👍🌺🫶🕌🥰😍🥰😍🥰✨🌟🌙❤️⭐️❤️⭐️❤️🌙❤️❤️⭐️⚡️😇🤲🤝🫶🥰😍🥰😍😇❤️❤️❤️❤️😍🎇🥰🌹😇🕋😇🫵😇🕋🕌🌹🕌🌹🕌🌹🌹🎇🎇❤️❤️❤️

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 8 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 8 годин тому

    Walaahi bilaahi.wiilkaa.yar.aad.baan.uga.naxay. Gabdhaha soomaliyeed waa wada walaaladay.isma gayno waa runtuu xumaan ma gayaan.habluhu taasi ma danbibaa

  • @canabahmedgesey61
    @canabahmedgesey61 8 годин тому

    😇😍🥰😍🥰😘😇😍😇😚😇🤝🫶🤲☝️🫵👍🌹🌹🌹🌺❤️❤️❤️❤️🥰😍🕋🕌🌅🎇🌙⭐️🌟⭐️🌟✨🌙⚡️🌙⭐️🌟

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 8 годин тому

    Walaal.wiilkaa yar..muqaaladiisu.maaha.kuwo.uu.xadhig.ku.mutaysan.karo..masaajka.xayaysiin.ayuu.kawatay..wiilkaasi.maaha.waxaa lagu Sheegayo.from.macalin.xasan.sland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 8 годин тому

    ilaahay.baa laga.baqaa.wiilkaa.muuqaaladiisa.waan.daawaday.wax.dhaqan.xumo.ah.kuma.Arag. waxaan.ka.ahayn.kiriim.ka..uu.marsanay.Soomalidu.ma.jecla.qof.horu.mar.gaadha.wiilkaa.waxaan u arkayaa wiil.Alaabtiisa.xayaysiisanaya walaahi.Xaqdaro Ayaa lagu haysaa ilaahay ha u sikhro insha Alaah waa lasoodayn

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 2 години тому

      Ilahay kabaq wilka siduu noqday xitaa kama naxeysid wilkan hayada u ushaqeynayo kalix ayaa kugufilan aniga gabar somali ah wa walashey ayu kudahay subhana Allah Allah yahdih

    • @ZahraHassan-xm2dh
      @ZahraHassan-xm2dh Годину тому

      Nin quruh u ma baaxna iyo iscadeeys masuuliyad weyn ayaa sugeeyso ma ahan in waqti iska lumiyo istirtir . naag aa lagu ogaa😂😂😂

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 8 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cr3rw7qi3l
    @user-cr3rw7qi3l 8 годин тому

    Asc abayo arinatana wiilakana waa wadaxa lakina idhaha ayalesakatira gabadhaha diiniyana ayeyadacifa uuyina wanna kuugutagera abayo❤❤❤❤❤